Wasiir Goodax oo Bahda waxbarashada kala hadlay saameynta Covid-19 ee dhinaca waxbarashada.

Muqdisho:-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.Ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka. Wasiir Cabdullaahi

Corono kanaa ka daran!!!.

Galabta waxaan tagay Deg. Xamarweyne si aan uga soo adeegto Af furka ka hor, waa run Magaalada Lacag yari ayaa ka jirto, qeyb badan oo Lacagtii Suuqa ku wareegaeysay waxey la tagtay Mashruucii FOREX , kadibna Corono ayaa yimid oo yareeyay Lacagihii

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Ka Hadlay Fatahaadihii ka Dhacday Baardheere iyo Magaalada Qardho.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay Fatahaadka uu sameeyey Roobabkii Gu’ga ahaa ee ka da’ay Degmada Baardheere iyo degaanadda Hoosyim

Maamulka Puntland oo Gurmadkii ugu Horreeyay Gaarsiiyay Dadka Magaalada Qardho.

Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa ka ambabaxay gaadiid farabadan oo gurmad ballaaran u sida dadkii waxyeelada kasoo gaartay daadadkii ku rogmaday Magaalada Qardho ee Xarunta Karkaar ee Puntland. Duqa Magaalada Gar

Madaxweyne Deni oo Bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in laga wada qeyb-qaato gurmad Qardho+Sawirro

Muqdisho:-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Bu

Wasaaradda Caafimaadka oo ka war Bixisay Xaaladihii Ugu Dambeeyay Ee Cudurka COVID-19.

Muqdisho:-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur

Barnaamijka Warsan: Saameynta uu cudurka Karoonaha ku hayaayo qoysaska Soomaaliyeed ee degen dacalada aduunka

Waa barnaamij dood ah oo ku saabsan dhibaatooyinka uu cudurka Karonaha ku haayo qoysaska soomaaliyeed ee dibadaha hadii ay ahaan lahaayeen dhanka xanaanadada caruurta iyo waalidka oo guriga wadajooga iyo hadii ay ahaan lahaayeen dhank

Xaguu ku dambeeyay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ?

Waxaa maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay xaaladda caafimmaad iyo halka uu ku sugan yahay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa isbuucyadii dambeba baahinayay xaaladda caafimmaada ee hogaamiyah

Maxaa ka jira in Ukunta ay keento wadne xanuun?

Xilli ay dalal badan shacabkooda ku boorriyeen inay guryaha joogaan, si looga hortago faafitaanka cudurka Covid-19, in badan oo naga mid ah waxay mudnaan gooni ah siinayaan raashinka aan cunno iyo sida uu caafimaadkeenna waxtar ugu leeyahay. Saaxi

Dhageyso: Warbixin Muhiim Ah Oo Ka Imaanaysa Xafiiska Shaqada (Arbetsförmedlingen)

Waxaan codsaneynaa inaad nagu caawisaan inay yaraadaan tirade dadkabooqanaya xafiiska shaqada intuu jiro cudurka baahay ee Corona. Waxaan rabnaa in shaqadoonku isticmaalaan arbetsförmedlingen.se ama wacaantelefoon nr 0771-714 7

Afhayeenka Gobolka Banaadir oo ka hadlay Xaaladda Caabuqa Corona Virus Iyo Bisha Ramadaan

#Ramadaan_Wanaagsan. Muqdisho; 23 April 2020. Waxaan ugu horeyn Ummada Muslimiinta gaar ahaan ummuda Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka Iyo dibadda ugu Hambalyeenayaa curushada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Bisha Raxmada, Bisha Cibaadada, Bisha I

Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay 41 xaaladood oo ku soo korortay Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 41 xaaladood

Soomaaliya oo ku guuleysatay In xayiraada laga qaado xoolihii loo dhoofin jiray Sacuudiga.

Muqdisho:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyay In xukuumadda Soomaaliya ay muddo Lix sano ah kadib ku guuleysatay In xayiraada laga qaado xoolihii l

Africom oo beenisay warar Al-Shabaab ay faafiyeen.

Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa ka horyimid been ay warbaahinta Al-Shabaab ka faafiyeen dilka sarkaal 10-kii April lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Mareykanka ma aysan shaacin magaca nink

Coronavirus has muted Somali ‘Fadhi ku dirir’ – the street political analysts.

Having a cup of tea and catching up with friends is an everyday part of life for Somalis around the world. Because of this, tea joints and coffee shops have sprung up. Tea joints have become an important institution for Somalis across the Horn of

“Ninkii edeg yar igu koobayoow uunku ii siman.”

Si daran ayay u rifeen. Guhaad iyo gawdhin, cay iyo canbaarayn, or iyo aflagaaddo, habaar iyo haaraan, iyo colaad iyo cunfi ayay kala daaleen oo la dhaceen dareenka iyo dubaaqiisa qofnimo. Dhibicda roobka mahiigaan, qabowga gabadanada dayradhaaf,

WHO oo sheegtay inay korortay tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka saf mareenka ah ee Corona virus.

Muqdisho:-Hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay korortay tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka safmareenka ah ee Coronavirus adduunka oo dhan. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in dad gaaraya hal milyan iyo 900 oo kun oo ruux oo

Sarkaalkii ugu sareeyay Daacish-ta K/Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho. (Faah Faahin).

Muqdisho:-Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay madaxii ururka Daacish ee koonfurta Somalia, kadib dagaal dhexmaray ciidamada iyo sarkaalkan ka tirsanaa Daacish. Sarkaalkaan oo magaciisa lagu koobay Cabdiqani

xukuumadda Soomaaliya oo ka mahadcelisay deeqdii Caafimaad ee Imaaraadkasoo gaarsiiyay Muqdisho.

Muqdisho:-Kadib markii maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka soo degtay diyaarad siday gargaar caafimaad oo loogu tala galay cudurka Coronavirus, ayaa waxaa taageeradaas ka mahad celiyey xukuumadda Soomaaliya. Dowladda Isutagga I

Magaalada Qardho oo maanta lagu gubay Qaakii ugu badnaa.

Qaadka aad u badan ayaa maanta lagu gubay fagaare ku yaalla duleedka magaalada Qardho ee gobolka Bari, kaas oo si dhuumaaleysi ah lagu soo geliyey magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Puntland ee degmada Qardho. Halka lagu gubay qaadkan

US drone strikes in Somalia spike under Trump administration.

On February 25, the US government confirmed that it had carried out a precision air strike in which an individual associated with the attack on Manda Bay and his wife, also an al-Shabaab member, were killed. The two terrorists were identified as a

Waa wareysi ku saabsan taariikh nololeedka fanaanada Cusub ee Nadiifo Niini

Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano fanaanad da’ yar oo dhawaanahan fanka soomaaliyeed ku soo biirtay ayaa warysi ku saabsan taariikh nololeedkeedii faneed nooga wareysatay Wariye Nicmo Xaji Xusseen oo tirsan bahda Somaliweyn e

Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Saraakiisha ammaanka.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaa

War-Murtiyeed ka soo baxay shir ay yeesheen Wasaaradda Awqaafta iyo culimada Soomaaliyeed.

Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta wasaaradda, mas’uuliyiin ka socotay xafiiska ra’iisulwasaaraha XFS, dhaqaatiir Iyo hay’adaha Amniga. Waxaa la isla gorfeeyay sida ugu wanaagsan ee wax looga qaban karo faafitaanka cudurkan safmarka

Isbitaalka Ex-Digfeer Erdogan ee Muqdisho oo shaqadiisa la joojiyay sababo la xiriira baqdin laga qabo xanuunka COVID-19.

Isbitaalka weyn ee Erdogan oo horey loo oran jiray Digfeer ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa shaqadiisa la joojiyay sababo la xiriira baqdin laga qabo xanuunka COVID-19. War qoraal ah oo lagu daabacay barta cisbitaalkaasi ku leeyahay Facebook a