Muqdisho:-Ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigtay madaxii ururka Daacish ee koonfurta Somalia, kadib dagaal dhexmaray ciidamada iyo sarkaalkan ka tirsanaa Daacish. Sarkaalkaan oo magaciisa lagu koobay Cabdiqani
Muqdisho:-Kadib markii maanta garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ay ka soo degtay diyaarad siday gargaar caafimaad oo loogu tala galay cudurka Coronavirus, ayaa waxaa taageeradaas ka mahad celiyey xukuumadda Soomaaliya. Dowladda Isutagga I
On February 25, the US government confirmed that it had carried out a precision air strike in which an individual associated with the attack on Manda Bay and his wife, also an al-Shabaab member, were killed. The two terrorists were identified as a
Qaadka aad u badan ayaa maanta lagu gubay fagaare ku yaalla duleedka magaalada Qardho ee gobolka Bari, kaas oo si dhuumaaleysi ah lagu soo geliyey magaalada, sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Puntland ee degmada Qardho. Halka lagu gubay qaadkan
Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano fanaanad da’ yar oo dhawaanahan fanka soomaaliyeed ku soo biirtay ayaa warysi ku saabsan taariikh nololeedkeedii faneed nooga wareysatay Wariye Nicmo Xaji Xusseen oo tirsan bahda Somaliweyn e
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga iyo qorshayaasha lagu sugayo ammaanka. Shirkaan ayaa waxaa ka qeyb galay taliyeyaa
Kulanka waxaa goobjoog ka ahaa masuuliyiinta wasaaradda, mas’uuliyiin ka socotay xafiiska ra’iisulwasaaraha XFS, dhaqaatiir Iyo hay’adaha Amniga. Waxaa la isla gorfeeyay sida ugu wanaagsan ee wax looga qaban karo faafitaanka cudurkan safmarka
Isbitaalka weyn ee Erdogan oo horey loo oran jiray Digfeer ee ku yaalla magaalada Muqdisho ayaa shaqadiisa la joojiyay sababo la xiriira baqdin laga qabo xanuunka COVID-19. War qoraal ah oo lagu daabacay barta cisbitaalkaasi ku leeyahay Facebook a
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa soo saartay Go’aano ku saabsan dhinaca Waxbarashada,dugsiyada iyo sida ay lagama maarmaanka u tahay ka hortagga Cudurka Dilaaga ee Coronavirus. War-Saxaafadeed k
Muqdisho:-Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa maanta waxaa ay qalab caafimaad ay u deeqday Puntland iyo Soomaaliland. Maanta ayay aheyd markii Garoonka diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa ay ka degtay diyaarad siday agab Caafmaad oo ka timid Imaar
Muqdisho:-Wararka ka imaanaya gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maanta ciidamo ka tirsan hawlgalka AMISOM qarax lagaula eegtay inta u dhexaysa magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ee gobolkaasi. Wararka ayaa waxa ay intaa ku darayaan in qaraxu uu ahaa
Dawladeena soomaaliyeed iyo shacabka oo iskaashanaaya,ayaa wada wacyi galin iyo tilmaamo ay tahay in la raaco,si looga hortago faafida cudurkan dilaaga ah ee saameeyay dunida oo dhan. dawlad kaligeed waxba ma qaban karayso hadaan shacabku gacan sii
Inaalilaahu wa inaa ileyhu raajicuunaBahda Radio Somaiweyn waxaay tacsi tiiranyo leh u dirayaan reer Mohamed Ali Kaar geridii ku timid walaashood Khadijo Baarcad oo degeneeyd wadanka Sweden gaar ahaan magalada Gothenburg. Waxaay eheed qof Aad looga
Waxaa soo diyaariyay: Maxamed Xaaji (Maxamedeyn) Qofka sooman hadduu riyoodo oo ay shahwo ka timaado soonkiisu wuu jiraa, waayo sida ay culumadu sheegeen uma qasdin, qofka sooman hadduu mantago, yacni uu hunqaaco oo uusan iska keenin, soonkiisu waa
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa wuxuu soo saaray maanta duhurnimadii Qoraal uu kaga hadlayo sida ay u muhiim tahay in Doorashada Dalka aysan dib uga dhicin iyadoo Mar marsiyo la sameenayo. Shacabka Koonfurta Kuuriya (South Korea) oo ka m
Milkiilaha idaacadda ugu afka dheer Muqdisho ayaa markii ugu horeysay jawaab kulul ka bixiyay khilaaf soo kala dhex galay Taliska hay’adda sirdoonka NISA iyo weriye ka tirsan idaacadda VOA-da laanteeda afka Soomaaliga. Abwaan Cusmaan Cabdullaahi
Howl-galkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan sameeyneysay hormaro kala duwan sida dhinacyada ganacsiga iyo waxyaabaha kale ee aas aas
Saraakiisha dalka Sucuudiga ayaa banddow habeen iyo maalin ah kusoo rogay magaalooyinka barakeysan ee Maka iyo Madiina si looga hortaggo faafitaanka cudurka Covid-19. Waxaana kamid ah xayiradda lagu soo rogay magaalooyinkan in aan la geli karin Ma
Muqdisho:-Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID19 oo shir jaraa’id ku qabtay Isbitaalka Martiini ayaa sheegay in Soomaaliya laga helay 5-Qof oo qabta CoronaVirus, halka 17 kalena baaritaan lagu hayo Dalka oo dhan. Dr;
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey 148 maxbuus oo u xukunnaa dambiyo fudud. Madaxweynaha ayaa
Muqdisho:-Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Mareykanka ayaa ka wadashaqeynaayey si ay cadaadiska argagaxisada Alshabaab uga qaadaan dalka Soomaaliya. Wadashaqeyntaa ayaa waxaa ka mid ah taageerada hawlgallada dhulka iyo kuwa cirka ah ee
Muqdisho:-Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed ee Jooga baraha koontarool ee laga soogalo dagmada Baardheere ee gobolka Gado ayaa qabtay Qaad si sharci daraha loo soo galin rabay magaaladaas iyadoona ugu dambayn aroorti hore ee saaka la
Saudi Arabia wants Muslims to wait until there is more clarity about the coronavirus pandemic before planning to attend the annual Hajj pilgrimage, the minister for Hajj and Umrah said on state TV on Tuesday. Some 2.5 million pilgrims from aroun
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka codsatay dhammaan Muslimiinta ku nool daafaha dunida in ay dulqaad muujiyaan islamarkana ay dib u dhigtaan qorshahooda Xajka iyo Cumrada ee sanadkan. Wasaaradda Xajka iyo Cumrada Sacuudiga ayaa bayaan ay soo saartay
Mudane Abdullahi Mohamed ayaa ka tacsiyeeyay geerida Ra’iisul wasaarhihii hore ee Soomaaliya Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo maanta ku geeriyooday magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska. Xildhibaanka ayaa shacabk