Haweeneydii afduubka loogu heystay Soomaaliya ee u dhalatay dalka Talyaaniga Silvia Romano ayaa la sheegay inay qaadatay diinta islaamka, kadib markii iyadoo xijaab xiran ay maanta dib ugu laabatay dalka Talyaaniga. “Aad ayaan u fiicanahay.. jir
Hordhac : Sheikh Uweys Al-Qaadiry wuxuu ahaa sheikh caalim ah oo Rabbaani ,Taarikhdiisa iyo Siiradiisa suubaneed sida la ogyahay kuma filna kitaab keliya,saas awgeed ayaa loogu horta l’ayahay Qoraa waliba inuu ku xadido cibaaradiisa in yaroo nuxu
Maxamed Cali Xuuthi oo ah Asaasihii Kooxda Xuuthiyiinta, kana tirsan Xubnaha Golaha Sare ee Siyaasadda ee Maamulka Xuutiyiinta Yemen wuxuu amar ku bixiyey in la furo Baaritaanka geerida Muwaadinka Soomaalida oo isbuucii hore ku geeriy
Somalida dhibaatada heeyso waxaa u badan 2 Mooryaan, Mooryaan Magaalo iyo Mooryaan Miyi.Haddii Xaaladdu kululaato, Labadaba kuleeylka ayaa koobka ka soo saaro.( F.S:1aad) 1. Mooryaan Magaalo waa Masuul Qabiil oo Qaran ku tiirsan. Mooryaan Miyi waa Ma
Somalia’s Minister for Post, Telecom and Technology, H. E. Abdi Ashur Hassan, has welcomed the country’s latest improved global ranking on the cost of Internet, which put Somalia in first place in Africa and seventh worldwide. The report from
Ra’isal wasaaraha Itoobiya Dr Abiy Axmed ayaa sheegay iney dowladdu qaadeyso tallaabbo kasta oo ay kaga hortageyso dhaqdhaqaqyada dastuurka dalka ka horimanaya. Ra’isal wasaare Dr Abiy Axmed oo xaaladda dalka Itoobiya uu ku sugan yahay warbaah
Dhuusamareeb:-Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dagaal xoog leh uu ka socdo deegaanka Qalaanqalle oo dhinaca galbeed ka xiga magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Dagaalka ayaa wuxuu u dhexeeyaa labo maleeshiyo
Duqa Muqdisho ahna Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa Xalay kormeeray qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka Banaadir kormeerkaan oo ahaa mid uu ugu kuur galayay sida uu u hir galay Bandowgo lagu soo rogay Mag
Muqdisho:-Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hiddaha & Tacliinta Sare Mudane Cabdullaahi Goodax Barre.Ayaa habka adeegga casriga ah ee Internet (Zoom) kulan kula qaatay masuuliyiinta Dalladaha Waxbarashada Dalka. Wasiir Cabdullaahi
Galabta waxaan tagay Deg. Xamarweyne si aan uga soo adeegto Af furka ka hor, waa run Magaalada Lacag yari ayaa ka jirto, qeyb badan oo Lacagtii Suuqa ku wareegaeysay waxey la tagtay Mashruucii FOREX , kadibna Corono ayaa yimid oo yareeyay Lacagihii
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ka hadlay dhibaatada ka dhalatay Fatahaadka uu sameeyey Roobabkii Gu’ga ahaa ee ka da’ay Degmada Baardheere iyo degaanadda Hoosyim
Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa Maanta waxaa ka ambabaxay gaadiid farabadan oo gurmad ballaaran u sida dadkii waxyeelada kasoo gaartay daadadkii ku rogmaday Magaalada Qardho ee Xarunta Karkaar ee Puntland. Duqa Magaalada Gar
Muqdisho:-Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta booqasho ku tegay magaaladda Qardho oo ay ka dhacday fatahaad ka dhalatay Roobabkii ka da’ayey gobolkaasi maalmahan. Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Bu
Muqdisho:-Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta xaqiijisay inay geeriyoodeen 2 qof oo kamid ahaa bukaannadii laga helay cudurka COVID-19. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, Marwo Fowziya Abiikar Nuur
Waa barnaamij dood ah oo ku saabsan dhibaatooyinka uu cudurka Karonaha ku haayo qoysaska soomaaliyeed ee dibadaha hadii ay ahaan lahaayeen dhanka xanaanadada caruurta iyo waalidka oo guriga wadajooga iyo hadii ay ahaan lahaayeen dhank
Waxaa maalmihii lasoo dhaafay aad loo hadal hayay xaaladda caafimmaad iyo halka uu ku sugan yahay hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Qaar kamid ah warbaahinta caalamka ayaa isbuucyadii dambeba baahinayay xaaladda caafimmaada ee hogaamiyah
Xilli ay dalal badan shacabkooda ku boorriyeen inay guryaha joogaan, si looga hortago faafitaanka cudurka Covid-19, in badan oo naga mid ah waxay mudnaan gooni ah siinayaan raashinka aan cunno iyo sida uu caafimaadkeenna waxtar ugu leeyahay. Saaxi
Waxaan codsaneynaa inaad nagu caawisaan inay yaraadaan tirade dadkabooqanaya xafiiska shaqada intuu jiro cudurka baahay ee Corona. Waxaan rabnaa in shaqadoonku isticmaalaan arbetsförmedlingen.se ama wacaantelefoon nr 0771-714 7
#Ramadaan_Wanaagsan. Muqdisho; 23 April 2020. Waxaan ugu horeyn Ummada Muslimiinta gaar ahaan ummuda Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka Iyo dibadda ugu Hambalyeenayaa curushada Bisha Barakeysan ee Ramadaan. Bisha Raxmada, Bisha Cibaadada, Bisha I
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war ka soo baxay oo nuqul kamid ah ay hehsey Wakaaladda Wararka SONNA ayaa waxaa ay ku faah faahisay xaalado cusub oo ku soo kordhay Covid-19. Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 41 xaaladood
Muqdisho:-Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen oo shir jaraaid u qabtay Warbaahinta ayaa shaaciyay In xukuumadda Soomaaliya ay muddo Lix sano ah kadib ku guuleysatay In xayiraada laga qaado xoolihii l
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africa ee AFRICOM ayaa ka horyimid been ay warbaahinta Al-Shabaab ka faafiyeen dilka sarkaal 10-kii April lagu dilay duqeyn ka dhacday degmada Jamaame ee gobolka Jubada Hoose. Mareykanka ma aysan shaacin magaca nink
Having a cup of tea and catching up with friends is an everyday part of life for Somalis around the world. Because of this, tea joints and coffee shops have sprung up. Tea joints have become an important institution for Somalis across the Horn of
Si daran ayay u rifeen. Guhaad iyo gawdhin, cay iyo canbaarayn, or iyo aflagaaddo, habaar iyo haaraan, iyo colaad iyo cunfi ayay kala daaleen oo la dhaceen dareenka iyo dubaaqiisa qofnimo. Dhibicda roobka mahiigaan, qabowga gabadanada dayradhaaf,
Muqdisho:-Hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay inay korortay tirada dadka uu soo ridanayo xanuunka safmareenka ah ee Coronavirus adduunka oo dhan. Warbixintaan waxaa lagu sheegay in dad gaaraya hal milyan iyo 900 oo kun oo ruux oo