Muqdisho:-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir {Maareeye }ayaa xarunta wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti mudane; Ridwaan Cabdillaahi Bahdoon oo shalay soo gaaray Ca
Muqdisho:-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed wuxuu uyeerayaa Dhamaan Ardaydii soo codsatay ka mid noqoshada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed da,dooduna u dhaxeysa 18- sano-21 Sano. Waxaana laga codsanayaa ama lagu wargelinayaa in ay yima
MOGADISHU, Somalia-Somalia is thriving due to aid from Turkey in mostly development and social projects through the Turkish Cooperation and Coordination Agency (TIKA). Speaking to Anadolu Agency on Tuesday, TIKA‘s coordinator in Somalia, Galip Yi
Dhobley:- The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has conducted an awareness training for its military personnel in Dhobley, southern Somalia, to protect civilians against conflict-related sexual violence and mainstream gender into their oper
Jig-Jiga:-Mustafe Muxumed Cumar Cagjar madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ka hadlay qaraxii 14-kii October sanadkii 2017-kii ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo labo sano kadib kulan duco ah loogu qabtay Muqdisho dadkii ay saamaysay mu
Muqdisho:-Mas’uuliyiin ka kala socotay wasaaradda duulista hawada xukuumadda federaalka, maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradaha duulista hawada ee maamul goboleedyada Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Muqdisho ku yeeshay
Xiriirka Kubadda Cagta Qaaradda Yurub ee magaciisa loo soo gaabiyo Uefa ayaa baaritaan ku sameyn doona salaan milatari oo ay bixiyeen ciyaartoyda xylka qaranka Turkiga, ka dib markii xiddiga u ciyaara kooxda Everton, Cenk Tosun, uu dhaliyay goolkii
MOGADISHU — At least three mortars were fired at Mogadishu’s international airport on Sunday, injuring six people, a diplomatic source said. The airport serves also as compound for several embassies as well as the United Nations and African Un
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane ; Xasan Cali Khayre, ayaa Maanta Dhagax dhigay xarunta Qaran ee gurmadka deg-degga ah oo dabooleysa baahiyaha deg-degga ah ee Bulshada Soomaaliyeed iyo ka hor tagga musiibooyin
Mogadishu:- The Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, H.E Xasan Cali Khayre, on Sunday laid the foundation for the construction of a National Blood Bank Facility. Somalia did not have a functioning national blood bank for close to thre
Waxaa magaalada Kismaayo Maanta lagu qabtay xafladda caleema-saarka madaxwaynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Xafladda ayaa waxaa ka qeybgalay wafuud kala duwan oo ay ka mid yihiin kuwa dalka dabadiisa ka yimid. Waxaa ka mid ah xubnaha ka qe
Somalia summoned Kenya’s ambassador after a Kenyan-registered plane landed in the port city of Kismayo in the southern state of Jubaland without “official permission,” amid a simmering maritime-border dispute between the neighbors. Jubaland
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Maalinta Calanka ee 12-ka Oktoobar. Madaxweyne Farmaajo ay
Oslo:-War saxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Norway ayaa lagu sheegay in ay Dowladdoodu Soomaaliya siin doonto deyn gaareyso 3,1 bilyan oo lacagta Norwey ah, una dhiganta 353 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah. Dowladda
Waxaa duleedka magaalada Addis ababa Bishoftu Itoobiya, ku soo gababoobay shirkii 64-aad Wasiirada Beeraha Bariga Africa ee ee Ururka Bariga Africa ee la dagaalanka Ayaxa Saxaraha(DCL0-EA) 10th-11th October 2019. Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay
Koox qaxooti ah ayaa joogay oo labo habeen seexday guri uu madaxwayne Trump yaraantiisii degnaan jiray oo ku yaalla magaalada New York. Arrintan ayaa qeyb ka ah ficilada la doonayo in lagu bidhaamiyo dhibaatada dadka ka soo cararaya dagaalada iyo
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa ayaa waxa Garoonka Diyaaradaha ee Bole si diirran ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha dalka
Garbahaarreey:-Guuliye Xareed Muxumed iyo Cabdalle Naasiri Ibraahim oo ka tirsaa Kooxda Al Shabaab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka qeybtooda ku sugan Magaalada Garbahaarreey ee Gobolka Gedo, sida ay baahisay Wakaalada Wararka ee SONNA.
MOGADISHU:- Somali government on Wednesday joined the international community in marking the World Post Day by vowing to revamp its postal service to start sending and receiving international mail services. Abdi Ashur Hassan, Minister for Post, Te
The Office of the Auditor General (OAG) successfully conducted the 2019 audit and reports in accordance with the International Standards of the Supreme Audit Institutions (ISSAIs). Audit performed by the Office of the Auditor General
Wararka laga helaayo Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhabbaha diyaaraduhu ka soo degaan kana kacaan ee Garoonka ay ku soo dhacday diyaarad. Diyaarada kusoo dhacday Garoonka Aadan Cadde ayaa waxaa la sheegay i
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane; Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa Maanta oo Arbaco ah furay kal-fadhiga Lixaad Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ka dib Laba Bilood oo ay fasax ku maqnaayeen Xildhibaannadu. Madaxweynaha ayaa sheeg
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray walaalkiis Mudane Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti, ayaa uga tacsiyeyay geerida ku timid, A
Kooxo hubeysan ayaa Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay Askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya. Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan Degmada Wadajir,isla markaana waxaa Askariga falkaas u geystay rag dhalinyaro ahaa oo w
Waa qormo gaaban oo aan uga hadlayo aabaha Federaalka Somaliya (Hirshabelle State), anigoo ku dabaqayo horumarka ballaaran ee maamulkaasi uu ku tallaabsaday mudadii yareyd ee uu jiray. Deegaanada Hirshabelle ayuu si hufan uga dhaqangalay Nidaamka