Wasiir Beyle oo Hambalyo u diray Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika oo mar kale xilkaas loo Doortay.

Muqdisho:- Sii hayaha Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga uga qeyb galay shir lagu dooranayay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika (AFDB), kaasi oo uu markale Dr Akinwumi Adesina dib loogu d

Afhayeenka Xisbiga Wadani oo looga yeedhay Xarunta Dambi Baadhista ee C.I.D

Afhayeenka guud ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa goor-dhawayd looga yeedhay xarunta baadhista dambiyadda Somaliland ee C.I.D-da. Maxamed Siddiiq Dhamme oo ka tirsan xisbiga WADDANI ayaa xaqiijiyay waxaanu

Mudaharaad dad ku dhaawacmay oo Maanta ka dhacay Magaalada Borama

Hal ruux ayaa ku dhaawacmay mudaharaad maanta ka dhacay magaalada Boorama. Mudaharaadkan ayaa la sheegay in uu yimid ka dib markii magaalada laga hor istaagay in uu gudaha u soo galo Ugaaska Beelaha Samaroon. Muddooyinkii ugu dambeeyay gobolka Awda

Nuurto Axmed ”Xarunteena Milano ayey ku taalaa, waxaan caawinaa caruurta agoota ah ee Soomaaliya joogto…”

Nuurto Axmed ”Xarunteena Milano ayey ku taalaa, waxaan caawinaa caruurta agoota ah ee Soomaaliya joogto…”

Xussein Wadaad ”Af Hooyo hadii la dhahay, maxaa diiday in la dhaho Dhulkii Aabo…”

Xussein Wadaad ”Af Hooyo hadii la dhahay, maxaa diiday in la dhaho Dhulkii Aabo…”

Gorfeynta Gaso, Ganuun iyo Gasiin W/Q: Jaabbir Carab

Inta aanan u gudagelin fanlanqeynta halbeegga xogta aqooneed ee ku duugan baalasha dhiganaha Gaso, Ganuun iyo Gasiin, marka hore, waxaa iftiimin u baahan, si aan wax u ga ogaanno nooc ahaantiisa dhigaaleed, inaan is dul-taago hab-qoraaleedka buugga

Guddiga cusub ee Geedi Shaamboow!!!=Faallo=

Geedi Shamboow waxa uu ahaa Nin ku noolaa Deegaanka Buur. ( F.S: 1aad) Haddii Nin deegaanka ahi uu Gabar la heshiinayo, Reerkeeda ayuu ka doontaa, Dadaal dheer kadib. Markii Arooska la gaaro ayaa Geedi Shaamboow yiraa: Anniga haleeygu soo wareejiy

KULMIYE Oo Ku Dhawaaqay Shuruudaha Laga Rabo Dadka U Tartamaya Hoggaanka Xisbiga.

Guddida qaban-qaabada shirweynaha Afraad ee xisbiga KULMIYE, ayaa shaaciyey shuruudaha laga doonayo inay soo buuxiyaan xubin kasta oo danaynaysa inay kamid noqoto hoggaanka xisbiga ugu sarreeya. Guddoomiyaha guddida qaban-qaabada shir

Madaxweynaha Somaliland oo Hambalyo u Diray Munaasibada Sanadka Cusub ee Islaamka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu Munaasibadda Sannadka cusub ee Islaamka ee 1442-ka (Hijiriyada) awgii uu Hambalyo, Bogaadin i

Tiyaatarka Mogadishu, waxaa ka socto Riwaayad la yiraa, “ Dowlad jilid ”=Faallo=

Tiyaatarka Mogadishu, waxaa ka socto Riwaayad la yiraa, “ Dowlad jilid ”, kan jilayo iyo kan Daawanayo wey wada ogyihiin in Riwaayadu ey tahay wax la jilayo oo eynana eheyn xaqiiq jirto, Jiluhna uma baahno in uu tixgaliyo rabitaanka Daawadayaa

Wararkii ugu Dambeeyay weerarkii lagu qaaday hotel Elit ee Magaalada Muqdisho.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa in lagu qaaday Hoteelka Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee Muqdisho. Wararka ayaa intaasi ku daraya in gaari qarxay ay xigeen koox hubeysan oo guda

Warbaahinada ugu caansan Nigeria oo daabacay inay Madaxweyne Farmaajo iyo Mahdi Guuleed is-feereen+Daawo

Wargeysyadda ugu caansan dalka Nigeria waxay maanta oo Axad ah ay badankooda Wararka Madaxdiisa u soo qaateen Xubin-wareed ay ugu magac dareen Madaxweynaha Somalia, Farmaajo oo ay feer is-dhaafsadeen Ku-xigeenkiisa. Mid ka mid ah Shabakadda Warark

Xildhibaan Run-Sheeg “Raadinta Doorasho Dadweyne micnaheedu ma ahan in waqti kororsi la rabo..”

Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise Run-sheeg oo katirsan Golaha Shacabka BFS oo la hadlay Warbaahinta Dowladda wauxuu beeniyay jiritaanka wararka sheegaya in Xildhibaannada ay wadaan muddo kororsi. Xildhibaanka wuxuu sheegay in doodda Xildhibaannada

MOST WANTED Who is the ‘White Widow’ Samantha Lewthwaite and where is she now?

SAMANTHA Louise Lewthwaite is accused of causing the deaths of more than 400 people, thanks to her involvement in Somalia-based Islamic militant group, al-Shabaab. The Northern Ireland-born terrorist is one of the subjects in Netflix’s true-crime

Sirdoonka UK Kama aysan quusan soo qabashada Garoobta Cad ee ku biirtay Al-Shabaab.

Sirdoonka Ingiriiska ayaa baadi-goob xooggan ugu jiro sidii uu u guuleysan lahaa howlgalka lagu bartilmaameedsanayo Haweeneyda Carmaladda Cad oo loo yaqaan Samantha Louise Lewthwaite. Seygeeda ayaa ka dambeeyay qarax ka dhacay Magaalada London

Xasan Cali Kheyre: “Drs. Xaawa Cabdi waxaan ku xusuusan doonaa kaalintii ay ka geysatay badbaadada umadeena”

Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladda federaalka Soomaaliya oo dhowaan golaha Baarlamaanka kalsoonida kala laabtay ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Drs. Xaawa Cabdi, isagoona Alle uga baryay in eheladeeda samir iyo iimaan ka siiy

Man sentenced to 40 years in death of Somali teen at mosque

KANSAS CITY: — A 40-year-old man was sentenced Tuesday to 40 years in prison for intentionally running over 15-year-old Somali student outside a Kansas City mosque. Ahmed Aden was sentenced in the December 2014 death of Abdisamad Sheikh-Hussein, a

Shir looga tashanayay qorshaha horumarinta biyaha Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb+Sawirro

Shirkaan oo ahaa mid looga tashanayay qorshaha horumarinta biyaha Galmudug ayna soo qaban qaabisay wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha maamulka Galmudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka socda xafiiska ra’iisul wasaaraha dalka,wasa

Sheekh Shariif oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabadda Ciidul Adxada.

Guddoomiyaha Madasha Xibiyada qaran ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta koowaad ee Ciidul Adxada. Sheekh Shariif ayaa ugu baaqay bulshada inay farxadda iyo isku marxabeynt

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay xilliga dib loo furayo Duulimaadyada caalamiga iyo Goobaha waxbarashada Dalka.

Sii hayaha Wasiirka Wafaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) sheegay in iyadoo la qafiifinayo xayiradaaha dalka ee loo hakiyay xakameynta cudurka safmarka ee covid-19 dib loo furayo duulimaadya

Daawo Soomaali u socotay Mogadishu oo loo diiday inay ka dhoofaan Sweden

Waxaa magaalada Stockholm ka bixi lahaa soomaali lagu qiyaasay 50 meeyo oo Ku sii socdeen Mogadishu ayaa Waxaa loo diiday inay diyaarada raacaan maadaama shirkada Turkish Airland oo ay sheegtay ama lagu wargeliyey inaysan soo qaadi ka

Turkiga oo la wareegaya howlgalka la-dagaallanka burcad-badeednimada ee Gacanka Cadmeed.

Dowladda Turkiga ayaa la wareegaya taliska caalamiga ah ee la dagaalanka burcad badeenimada (CTF-151) si loola dagaallamo burcad-badeednimada ka jirta gacanka Cadmeed iyo xeebaha Soomaaliya ee Badweynta Hindiya. Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa war

Soomaaliya: Daadad sababay barakac xooggan, cagtana mariyay tuulooyin

In kabadan 105,000 oo qof ayay saameeyeen daad ku dhuftay tan iyo bishii Juun gobollada Koonfur Galbeed, Jubaland, Hirshabeelle iyo Banaadir ee dalka Soomaaliya, sida ay sheegtay ay Qaramada Midoobay. Illaa 40 tuulo oo ka tirsan degmooyinka Balcad

Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah shirka wadatashiga DF iyo DG.

Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Kulankan ayaa ku saabsanaa sidii loo

Dood ku saabsan marxaladda kalaguurka iyo kaalinta Baarlamaanka oo lagu qabtay Muqdisho.

Xubno ka tirsan 2-da Gole iyo Siyaasiyiin kale ayaa manta ka qeybgalay kulan ka dhacay xarunta Wasaaradda Warfafinta oo looga hadlaayey marxalada kalaguurka iyo kaalinta Barlamaanka ay ku leeyihiin qabsoomidda doorashooyinka la filayo. Kulankaan o