Xildhibaan Axmed macalin fiqi oo Fariin Udiray Madaxda Dowlada Soomaaliya

Xildhibaan Axmed macalin fiqi oo si kulul uga hadlay dhacdo Saameeyn ku yeelatay baraha bulshada,  laguna Ijaafeenayay madaxdii hore sida uu sheegay xildhibaanka.

Halkaan Ka akhriso

Waa dhacdo kale oo gef loogu geysanayo mid ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, cayda iyo aflagaadadu waxey waayadii danbe aheyd mehradda qolo fashilantay iyo shakhsiyaad biyaha cakiran ka dhex-ugaarsanaya.

Sheekh Shariif waa Soo wada shaqaynay, wanaag badan ayuu Soo qabtey, mana mudno In waxqabadkiisii aflagaado abaabulan oo kuwa cuqdadaysan ay ka danbeeyaan loogu bedelo.

Kuwo wajiyo-badan, kala cadab duwan, kala midabyo ah oo hadaladooda iyo ficiladoodu ay kala duwan tahay, ayaa madax hore ku eedaynaya waxa ay ayagu ku tilaaman yihiin.

Axmed Khaliif Geedi

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252167150440

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)