Xaalada Dadka Deegaanada Koonfurta Gobolka Mudug oo Cakiran (DAAWO)

Dadka Ku Nool Qaar Ka Mid ah Degmooyinka iyo Deegaanada Dhaca Koonfurta Gobalka Mudug Ayaa Xiligaa ka Baahiyo Dhanka Adeegyada Caafimaadka Ah

Adeegyada Caafimaad ee Aasaasiga U Ah Nolosha Ayaanan Deegaanka Kajirin Sida Caafimaadka,Biyaha,Waxbarashada Iyo Adeegyo Kale Sida ay Sheedeen Dadka Deegaanka

Magaaloyinka Waxaa ka Dilaacay Cudurka Shuban Biyoodka Taa oo ay Sheegayaan Dadku in ay u Wehliso Isbitaal la,aan Iyo Caawintii Hay,adaha Samafalka oo Xiliyadii danbe Gaabiyay Sida ay inoo Sheegeen Dadka Deegaanadaas

      HOOS KA DAAWO MUUQAAL KA 

[embedded content]

Axmed Khaliif Geedi

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)