Weerar lagu qaaday Saldhiga Bartamaha Boosaso

Rasaas Goos-goos ah ayaa laga maqlaya Boosaso, kadib markii Weerar lagu ekeeyay Saldhiga Bartamaha ee Magaaladda Boosaso, waxaanan La ogeyn si rasmi ah Meeshu Beegsugu ahaa,

Goobjoogayaal ayaa sheegaya in Rasaasta Ka Hor ay Maqleen Qarax Lagu Tuuray Goobtaasi, waxaana intaasi Kadib Ciidamadu ay rideen Rasaas Farabadan,

Xaaladda ayaa hadda ka duwan Sidii Hore, Lamana Oga Cidda Weerarka Soo Qaaday,

Let’s block ads! (Why?)