Wasiirka Amniga Jubbaland oo maanta Muqdisho soo gaaraay!!!

Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo ka mid ah Xubnaha aadka ugu dhow Axmed Madoobe ayaa maanta soo gaaray Muqdisho.

Socdaalkiisa ayaa loo badinayaa inay la xiriirto arrimaha doorashooyinka Jubbaland oo dowladda Federaalka raadineyso albaab ay ka gasho, Mas’uulkan ayaa la dejiyay Xarunta NISA.

Inkastoo uu Mr Janan yahay nin ka mid ragga ugu awoodda badan Jubbaland, marka loo eego Gobolka Gedo, hadana waxaa la ogeyn waxa uu la soo bixi doono, marka dowladdu tashkiiliso, inta uu ku sugan yahay Muqdisho.

Abdiaziz Golfyare

Let’s block ads! (Why?)