Wasiir Beyle oo kormeeray dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo Wajigiisa labaad soo gaba-gaboobay+Sawirro

Muqdisho:- Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta komeer ku tegay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisa labaad uu soo gaba-gaboobay.

“Waxa aan kormeer ku tagay dhismaha cusub ee Wasaaradda Maaliyadda oo wajigiisii 2aad uu soo gaba-gaboobay,” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Dhisman cusub ayaa ka qeyb qaadan doona daboolidda baahida loo qabo xafiisyo iyo goob ay ku wada shaqeyn karaan dhammaan shaqaalaha Wasaaradda maaliyadda iyo labo-laabidda shaqada Bulshada ay Wasaaradda maaliyadda u heyso.

Let’s block ads! (Why?)