Wareysi: Yurub Hussein oo 3 caruur looga qaatay Norway 5 sano ka hor Iyo xaaladeeda caafimaad….

Waxaa wadanka Norwey mudo 5 sano ka hor laga qaatay Yurub Hussein caruurteed mudo hada laga joogo shan sanadood 2 gabdhood iyo hal wiil ah ayaa waxaa noo suurta gashay in aan ka wareysano dhibaatada ku dhacday iyo waxyaabaha ay filan karta mustaqbalka dhow iyo side dhibaatadaasi ay u sameysay nolosheeda.

Waxaa wareysigani inom soo qaaday iskuna soo dubariday Nimco Sagal Hussein oo ka mid ah Bahia somaliweyn Radio ee Göteborg.

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)