War Deg Deg ah: Dayaxgacmeed dul taagan Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Dadka magaalada Muqdisho ayaa si aad ah ula yaaban Walax lagu sheegay inay yihiin Dayaxgacmeed oo dul hogonaya xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho.

Lama yaqaan ilaa iyo hadda waxaasi ay dadku si aad ah hadda u daawanayaan una eg Dayaxgacmeedka, mana aha markii ugu horaysay oo dadku ku arkaan hawada Soomaaliya walxhaasi.

Dhanka kale ma jirto wax hadal ah oo ka soo baxay Dhanka Dowladda Soomaaliyeed oo ku aadan Waxaas dadku la yaaban yihiin.

Let’s block ads! (Why?)