Waa wareysi ku saabsan taariikh nololeedka fanaanada Cusub ee Nadiifo Niini

Waxaa noo suurta gashay in aan wareysano fanaanad da’ yar oo dhawaanahan fanka soomaaliyeed ku soo biirtay ayaa warysi ku saabsan taariikh nololeedkeedii faneed nooga wareysatay Wariye Nicmo Xaji Xusseen oo tirsan bahda Somaliweyn ee dalka Sweden.

Ku soo dhawaada warysan oo aan ka qaadnay Nadiifo Niini oo degen magaalada Mogadishu ee caasimada Soomaaliya.

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)