Toos u daawo xafladda caleema saarka Madaxweynaha cusub ee Puntland

Magaalada Garowe waxaa caawa ka socota munaasabad ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen in ka badan Kun qof oo ka socda maamul goboleedyada, Dowladda dhexe ee Federaalka, diblomaasiyiin shisheeye, iyo ergooyin kala duwan.

Ammaanka magaalada Garowe ayaa caawa si weyn loo adkeeyay, iyadoo ciidamada nabadgelyada ay ku sugan yihiin waddooyinka iyo goobta ay ka dhaceyso munaasabadda caleema saarka.

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)