Maamulaha Shabakada Gubta.com wuxuu Hambalyo u dirayaa Dhamaan Ummadda Soomaaliyeed Meel walbo ay Joogto Munaasabada Ciidul Adxaa

Maamulaha iyo Shaqaalaha Website-ka ee Gubta.com waxay hambalyo ku aadan Munaasabada Ciidul Adxaa u dirayaan dhamaan ummadda Islaamka gaar ahaan dadka Soomaaliyeed meel walbo ay joogaan .
Mudane Cabdi-Bashiir Cilmi ( Indha-Buur) isagoo ka Faa’idaysanaya Fursadan Qaaliga ah u Rajaynayaa Dhamaan Bulsho Weynta Soomaaliyeed Farxad iyo Rayn Rayn, Wuxuuna Ilaahay uga Baryaayaa in Ciidaan Ciideeda kale [...]
Nov 15 2010 | Posted in Main News | Read More »