Chelsea,Manchester United iyo Arsenal oo wada badiyey. Daawo Sawirada iyo natiijadi cayaaraha premiership-ka ee la cayaaray xalay

Waxaa xalay oo sabti ahayd seddex kooxood ee ugu adag horyaalka Ingiriiska ee kala ah Manchester United,Arsenal iyo Chelsea. seddex kooxood-ba way badiyeen. Waxaa ilaa hadda ugu dhibca badan horyaalka Ingiriiska kooxda Chelsea sidaa ka arki kartaan shaxda kooxaha Ingiriiska u kala sareeyaan. Saas oo ay tahay haddana lama saadaalin karo kooxda koobka Baclays Premiership-ka [...]
Oct 31 2010 | Posted in Main News | Read More »