TACSI: ALLAH HA U NAXARIISTO MAXAMUUD XIRSI

Waxaa Marxuumka tacsi u diraya:
Dadka mahacyadoodu hoos ku xusanyihii :
Cabdullahi Sh. Xusseen (H/W)& Xaaskiisa Caasha Cadnaan
Cusmaan Cabdiraxmaan (Jann0)&Xaaskiisa Caasha Cali
Cusmaan Xoosh &Xaaskiisa Anisa Ceelaabe
Sahra Cusman Janno
Zamzam Cusmaan Janno
Binti maxamed Shiikh Xusseen
Sahra Cabdullahi Shiikh Xusseen
Moxamad Cabdullahi Sh Xusseen

Dadkaas oo dhan waxaay u ducaynayaan Marxuum Maxamuud Xirsi oo xalay ku geeriyooday Dalka Kanada Allah Dambigiisa ha dhaafo raxmadiisaa ha huwiyo,

Marxuumka Maxamuud Xirsi Wuxuu ka tirsanaan jiray Ciidama Booliska wuxuuna kasoo noqday Gobollo badan oo dalka ka tirsan Taliyiyaha Qaybt, Waxaa tacsida diraayo:

Abdullahi Shiikh Xussen(H/W), Cusmaan Cabdiraxmaan Janno iyo Xaaskiisa Caasha Cali, Cusman Xoosh iyo Xaskiisa Anisa Ceelaabe
Allah ha u naxariistee Marxuumku wuxuu ahaa Gaashaanle Sare oo katirsanaa Ciidamada Booliska Isaga oo madax kasoo noqday.Hogaankii dhismaha iyo qaybtii Gurmadka 88 ee Booliska….Allah Jannadii.Fardowsa ha ugu bishaareeyo annaga oo Dhanna samir iyo Iimaan ha na

Let’s block ads! (Why?)