Somaliland oo Sheegtay in uu san Jirin Heshiis Dhex Maray ayaga iyo Imaraadka Carabta

Wasiirka arimaha dibada ee maamulka somaliland ayaa sheegay in aysan wax ka jirin wararka sheegya in saldhig ciidan Imaraadka carabta ka sameysanaayo magaalada Berbera.

Somaliland ayaa sheegtay in aysano jirin wax heshiis ah oo dhex maray ayaga iyo Imaraadka carabta.

Wasiirka Arrimaha dibada Maamulka Somaliland, Sacad Cali Shirre ayaa sheegay in Somaliland ay taqaan danteeda isla markaana aysan jirin wax heshiis ah oo ay kala saxiixdeen dowladda Imaaraadka Carabta.