Siyaasiga Mursal Ciise oo 7 Jago oo muhiim u ah Swedhishka ayaa loo doortay

Sweden: Siyaasiga soomaaliyeed Mursal Isa ayaa loo magacaabay toddoba jago oo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Gudoomiye ku xigeenka labaad ee baarlamaanka gobolka dalarna iyo gudoomiyaha dhaqanka iyo tacliinta ee gobolka, gudoomiyaha hay’ada wacyigelinta iyo jagooyin kale sida aad hoos ku aragtaan.

Mursal waxaa uu noqonayaa siyaasiga soomaaliyeed ee jagooyinka ugu badan ka haya dalka sweden.
Hambalyo, bogaadin iyo dhiirigelin buu inga mudan yahay.

Let’s block ads! (Why?)