Shirka Garoowe oo dib u dhac ku yimid

Wararka aan ka heleyno magaalada Garoowe ayaa sheegaya in shirweynihii lagu waday in uu ka dhaco magaaladaas uu dib u dhac ku yimid.

Shirkaas oo lagu balansanaa in uu qabsoomo labada bishaan May oo ku began Khamiista Barito ayaa la soo sheegayaa in uu dib u dhacay oo Shanta bisha la qaban doono.

Shirkaas ayaa lagu balansanyahay in ay iskugu yimaadaan madaxda Dowladda dhexe iyo kuwa maamul goboleedyada oo modooyinkii danbe is fahmi waa uu soo kala dhexgalay.

Let’s block ads! (Why?)