Shanteyda Farood iyo Shantaan Magaalaba anigaa iska leh.

Shanteyda Farood & Shantaan Magaalaba anigaa iska leh. ( Qaraar miyaa kaa haayo?) Midba meesheeda ALLA ha Ku Amaan sado, Huruumar ayaan ugu duceynayaa dhamaantood.

Macallimiinteydii iyo waalidiinteydii ayaa ii sheegay, in aan Shantaa magaalo wada shinsado, Sharna aan Ka ilaaliyo. Qofba midii uu Ku noolyahay Nabad ALLA ha uga dhigo, Dhamaantood walaalaheey ayaa Ku nool.

Diiranki isku Soo foorsho, adreen la’aan, ALLA haka dhigo.

Qore: Yahya Amir

Let’s block ads! (Why?)