RW Kheyre oo beeniyey inay awood u adeegsadaan mucaaradka dowladda

Ra’iisul Wasaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa been abuur ku tilmaamey in Xukuumadda Soomaaliya ay awood u adeegsato mucaardka aan hubeysneyn ee kasoo horjeeda dowladda soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha oo wareysi siiyey tv-ga Universal ayuu sheegay in amarka dowladnimo uu yahay in markii la doonayo in dhaqaalaha horumarin lagu sameeyo la fogaado musuq maasuqa,taasina ay hormuud u tahay la-xisaabtanka dowladda.

Let’s block ads! (Why?)