Raysal wasaare Khayre Ceelbuur ayuu ku dhashey muxuu ku ilaaway# meesha dad kuma noola miyaa.

Soomaaliyeed is waydiiya Idin koo ilaahay ka baqaya waad wada og tihiin Qiimaha ay Qofka aadanaha ah siduu ugu faano magaalada uu ku dhashay ama Qoyskiisu Taariikh ku leeyihiin oo ay ka soo jeedaan.

Saad wada og tihiin Raysal wasaare khayre wuxuu ku dhashay magaalada ceelbuur oo xaalad adag waqtiga ku jirta

dadkii magaaladaa Way isaga xaqeen waa magaalo ay maamulaan kooxda Alshabaab hadii Qoshe wanaagsen loo abaabulo reer ceelbuur iyaga ayaa Alshabaab iska xorayn kara Waxay waayeey Taageero Dawladnimo
oo xukumada Khayre hogaamineyso
Qorshe u dajinta xoraynta Degmada ceelbuur

Waxaan haysanaa habka Qeybsiga siyaasadeed ee 4.5 reer ceelbuur waxay xaq uleeyihiin in dagmadooda dadka ka Qaxay lagu soo celiyo waa degmo muhiima xeeka siyaasadee ee 4.5.

laba sano ayuu Raysal wasaare Khayre maalinkasta sadex jeer khudbad ka jeediyaa
Fagaarayaasha magaalada Moqdisho wali hal khudbad kagama hadlin xaalada magaalada Ceelbuur iyo mustaq balkeeda iyo Dhibaatada ka jirta

Madaxweyne Farmaajo waakaa Khayre Nin magaaladiisa uu ku dhashey ka naxaynin sidee magaalooyin kale oo dhibaateysan uga naxaa#

Magaalada ceelbuur oo ah magaalo ku weyn Taariikhda soomaaliya waxaa ku dhashay siyaasiyiin iyo aqoon yahano Ganacsato culumowaawey oo arliga soomaaliya laga yaqaan magaalada ceelbuur waa magaalo Fac weyne oo Taariikh leh

Qofkii Raysal wasaare Khayre wax ka sugaya wanaagsen iyo inuu dawladiisu dad badbaadiso reer Ceelbuur ayaa waqtiga bad baadin u baahan#

Danjire Mahamed Caalim

Let’s block ads! (Why?)