Ra’iisalwasaare Abiy Ahmed oo booqasho Ku tagaya berito Eritrea

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa maalinta berri booqasho rasmi ku tagaya magaalada Asmara ee dalka Eritrea, Calamada Itoobiya iyo Eritrea ayaa la is garab suray.

Eritrea iyo Itoobiya waa cusub ayaa u baryay, waxay soo afjareen 20 sano oo dagaal iyo colaad u dhaxeysay.

Soomaaliya maxay ka baran kartaa

Abdicasis Golfyare

Let’s block ads! (Why?)