Ogeysiis: Xafladda soo dhaweynta Gudoomiyihii hore duqqii magaalada Mogadishu Thabit…

Fadlan nagala soo qayb gala barnaamij aad u xiiso badan oon ku soo dhaweyno Gudoomiyihii hore / Duqii Magaalada Muqdisho mudane Thabit Mohamed Abdi ee magaalada Göteborg, Sweden.
Maalinta Jimcaha ee bishu tahay 09-03-2018 saacadu markay tahay 17:00-21:00.
Barnaamijkan waxaa hirgaliyey Jaaliyadda soomaaliyeed ee Göteborg  Sweden.

Let’s block ads! (Why?)