Ogeysiis: Xafladda Ciida Al-Fidra iyo Furitaanka Tv-ga Somaliweyn

Maalinta ciida waxaa sharaf noo ah in Aad u dabaaldegi doono xafladda Ciidal Fidraha iyo Somaliweyn TV ay mar kale loga furi doono xarun cusub oo ay ka soo geli doonto, xaruntaasi cusub oo dib u habeen lagu sameeyey iyo qalab cusub oo casri ah.

Waxaa maalintaas ciida lagu soo bandhigi doonaa barnaamijyo iyo salaamaha ciida oo dadweynaha ay noon soo diri karaan salaamaha halkan, waxaa halkaasi noogu balansan fanaaniin ka qeyb geli doonto, fanaaniinta oo qaar ay joogaan xarunta iyo qaar kalena ay khadka telefanka ay uga qeyb gelidoonaan baarnmijka ciida iyo fanka iyo suugaata.

Wasa halkaasi diyara kuugu ah bahda somaliweyn ee wadanka Sweden.

Waxaa email salaamaha noogu soo diri kartaan [email protected] ama telefanka: +46700167413 oo ah whatisup ahaan aad u soo waci kartaan

Waxaad nagala cocon kartaan:
Youtube-ka: somaliweyn
Facebook-ga: somaliwayn Radio & TV @Radiosomaliwayn

Let’s block ads! (Why?)