Ogeysiis: Daahfurka Buugaagta kala ah: Gaso, Ganuun iyo Gasiin iyo Godob & Gallad

Daahfurka Buugaagta kala ah:
Gaso, Ganuun iyo Gasiin oo uu qoray Prof. Cali Jimcaale Axmed, iyo Godob iyo Gallad oo uu qoray Aqoonyahan Xuseen Wadaad ayaa lagu daahfurayaa Magaalada Göteborg ee waddanka Sweden.

Bandhiggu wuxuu qabsoomayaa 11 ka bisha Agoosto, 2018, saacadduna tahay 17:00 galabnimo.

Cimwaanka: Hoolka kooxda BSK
Januarigatan 2
Götenborg.
Wixii faahfaahina kala xiriir:
Xuseen Calasoow 0763176317
Yoonis 0739592780
Sabriye Cilmi 0723535533
Ikraan Cali Kaar 0736227601
Axmed Nuur 0733763150

Let’s block ads! (Why?)