Nin Dhalinyaro ah oo fooq ka soo dhacay Magaalada Berbera oo Caawimo deg-deg ah u baahan

Cabdirashiid Cumar Xuseen (Foosi), oo ah nin dhalinyaro ah oo muddo kow iyo toban bilood ah dakhtarka wayn ee Hargeysa yaalay, ka dib markii uu ka soo dhacay guri saddex dabaq ah oo ku yaala magaalada Barbera isla-markaana ka jabay afar meelood ayaa dadwaynaha Somaliyeed gudo iyo dibadba waxa uu ka codsaday inay ka taageeraan sidii loo gayn lahaa dakhtar dibadeed. ama caawimo lacageed loo siin lahaa

Muwadinkan dhalinyarada ah oo hadda walaalkii oo askari ah ku hayo Cisbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa dhakhaatiirta dalku sheegeen in aaney dawayn karayn, maadaama oo uu ka jaban yahay laba meelood oo dhabarka ah iyo labada miskood isla-markaana kaadida iyo saxaradu ay u socdaan si bilaa dareen ah.

Ninkan dhibaatadu ku habsatay oo ka soo jeeda qoys dan-yar ah oo aan haysan wax ay ku daaweeeyaan ama ku geeyan cisbitaalada dibada, ayaa dhibaatadu soo gaadhay ka dib markii uu isku dayay inuu badbadiyo haweenay uu galay jin oo wakhtigaa rabtay inay iyadu isku soo tuurto fooq saddex dabaq ah.

Khadar Cumar Xuseen, oo ah ninka ay walaalaha yihiin ee hadda ku haya Cisbitaalka Hargeysa oo aan kula kulmay gudaha cusbitaalka Hargeysa, a “Ninkan waxa uu ka dhashay reer faqiir ah oo aan waxba haysan yaba-yaratee,

walaal wixii aad awoodo ugu soo dir. ACCOUNT. D7705, Dahabshiil ama numberka Hoos ku qoran

Jamaal Ibrahim Maxamed
00252-63-4405388
[email protected]

Let’s block ads! (Why?)