Maxamed Siciid Somali Oo Loo Magacaabay Wakiilka Hrj ee Gaalkacyo

Maxamed Siciid Somali oo kamid ah wariyaasha magaalada galkacyo inbadana ku soojiray saxaafada iyo gud ahaan arimaha xuquuqul insaanka ayaa loo magacaabay Wakiilka  Weriyayaasha Xuquuqda Aadanaha HRJ Si Ay Ula Socdaan Xorriyadda Saxaafadda iyo Xuquuqda Aadanaha Gobolka.

Maxamed ayaa loo arkaa hawshaan in uu ka soobixikaro madaama uu leyahay waaya arag dhinaca Saxaafada ah 

Axmed Khaliif Geedi

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252167150440

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)