Masaajidkee ku tukan lahayd?

Masaajidkee ku tukan lahayd?

Masjidka cusub ee ku yaal xarunta nabad sugida ayaa loo bixiyey masjidka Dafle.

Dafle wuxuu  ahaa taliyihii nabadsugida ee dawladii dhexe.  Website-yada  wax ma garatada Muqdisho ayaa ku tilmaamay Dambi weyn in masjidka loogu magac daro Dafle.

Hadaba, akhristayaasha waxaan weydiinaynaa su`aashan.

Masjidkee ku tukan lahayd?

  1. Masjidka Dafle?
  2. Masjidka Caydiid?
  3. Masjidka Cali Mahdi?
  4. Masjidka Daahir Aweys?
  5. Masjidka Indhacade?
  6. Masjidka Dhuxulow?
  7. Masjidka Cabdi Qaasim?
  8. Masjidka Cabdi Qaybdiid?
  9. Masjidka Cismaan Caato?
  10. Masjidka Cirfo?
  11. Masjidka Qanyare?
  12. Masjidka Cali M. Geed?

Fiiro Gaar ah. Aragtidan waxay gaar u tahay qoraha maqaalka. Axmed Maxamed Osman