MAQAAL: WALLEE REER PUNTLAND CAADI MAAHA!!!

Shalay Caleemo-saarkii markeey jiq uga dhigeen, midkan ka mid ah “Afarta Isku Jufada ah”,ee sida Sen.Faroole idiin sheegayba, qeeylada wadooyinka lataagane, uu kuyiri: war cagihiina dhulka dhiga, oo dadka khibrada leh ee odayaasha ah latashada. waa ninkii rabay inuu xafladooda caleemo-saar ka ah kadhex caaytamo, oo fursad uga dhigto dowlada weerarkeeda, markaaseey kuyiraahdeen hadaan kusiineeynaa meel aad FAAQ isaga dhahdo, ku caaytanto, isagana neefsato weerarka iyo wax kasheegida madaxda dowlada, gaar ahaan Madaxweeynaha oo maadaama “Reer kale” yahay aad markasta weerarto, adigoo marmarsiiyo usameeysanaya.

DARDAARAN: Dhalinta Garowe haku lug go’ina ma aha meel hadafkeedu yahay In lagukala faa’ido, waa goobaha hadafka laga leeyahayba yihiin inuu kuneefsadoo isaga caaytamo, madaxda dowlada ku weeraro, gaar ahaan Madaxweeynaha, ugu hadambeyna hadiiba eey ushaqeeyneeyso, la isugu diro, la isagana horkeeno Shacabka Soomaaliyeed iyo Dowladooda dhexe. Waa kii lagu fahmay ookale ee ay kusheegeen “Seminar” ee lagu yiri kukala taga waa la idinku fahmaye.

Kaartada cusube hadda eey lasoobaxeeb ayaa ah, seminar ayaan dhalinyarada uwada eey aan inta dhahaan, ayey u isticmaalaan sidii shacabka loogu kicinlahaa dowlada dhexe, madaxdeedana character assassination loogu Sameynlahaa. Markii Muqdisho lagu fahmayo uga socon weysey, ayey hadda Maamul Goboleedyada u wareejiyeen, kabacdina malaha waa dibada.

Fadlan yaan lagu lug go’in waa wakhti khasaaray iyo dhago & walbi lawasakheeyayoo waxaan uwanaagsaneyn lagu shubayo!!!

WQ: Dr Abdi Boqor

Let’s block ads! (Why?)