Madaxweyne Xaaf oo Gaaray dhuusamareeb iyo Qorshaha Magacaabista Wasiirada Cusub

Wafdi uu hoogaminayo xaaf oo kaqeyb galay shirkii kismaayo ayaa galabta dib ugu soolaabtay magalada casimada Galmudug ee dhuusamareeb wafdiga waxaa soodhaweeyay madaxda dowlada galmudug ee dhuusamareeb kusugan

Xaaf oo soodhaweyntiisa uu kaqeyb qaatay Shiiq axmed shakir oo ah madaxa xukuumada galmudug ayaa durba bilaabay kulamo uu iskugu yeeray madaxda taageersan ee kusugan casimada galmudug ee dhuusamareeb

Madaxweyne xaaf ayaa kulamada uu bilaabay uga goleh sidii uu iskaga difaaci lahaa duufanada siyaasadeed oo hada uu wajahayo mamulka xaaf

Kulamada xaaf waxa uu kusoobandhigi doonaa shaxda cusub ee lugu wajahayo xalada siyaasadeed ee galmudug iyo khilaafka sii kordhaya madaxda galmudug udhexeeya iyo mida xaaf kale dhaxaysa madaxda sare ee dalka

Galmudug waxay kujirtaa hada xalad siyaasadeed oo cakiran madaxda Galmudug waxay isku haystaan labo garab talada galmudug kuwaba meeshooda ayay kahagayaan Daaha Gadaashiisa waxayna galmudug noqotay mamulka ugu khilaafka badan tan iyo doorashadii Axmed Ducaale Geele xaaf

Madaxweyne xaaf waxa uu kaqeyb galay shirkii kismaayo dowlada dhexena eedeyn ayuu ujeediyay kuxigeenkiisa oo shirjaraaid galmudug kuqabtana waxa uu kutilmaamay xaaf ninka cuur yaamiyay Horumarka galmudug Go aanka mamulada Dalkana waxa uu kutilmaamay carabay jahawareer shacabka somaliyeed ay madaxda mamuladu kuhayaan

Hada su aa;sha  miiska saran waxay tahay Tilaabada ay  xaaf iyo carabay  siyaasada galmudug  kuwajahaan? ninkeese Galmudug Horumareeda kashaqeynayo?

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

Email [email protected] 

TELL:25290-7647333/252167150440

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)