Madaxwaynaha Oromiya Shemeles Abdisa oo cambaareeyey Afgambigii dhicisoobay

Madaxwaynaha Deegaanka Oromiya Mudane Shemeles Abdisa oo Sheegay Dergi Gaashisti inay Kadanbaysay Afgambiga Fashilmay…

Posted by SDM on Sunday, June 23, 2019

Madaxwaynaha Deegaanka Oromiya Mudane Shemeles Abdisa oo Sheegay Dergi Gaashisti inuu Ka danbeeyay Afgambiga Fashilmay Iyo Dilka Saraakiisha.

”Waxaan si adag u canbaaraynaynaa dilka foosha xun ee kooxda dhiigyacabka faashistiga ah ee uu hormuudka uyahay General Asamenew Tsige ay ka danbeeyeen”.

”Waxaan usheegaynaa in general Seara Mokennon, Dr. Ambachew Mokennon, Azaze iyo General Gezae Abera ay naftooda uhureen cakanka iyo dastuurka dalka”.

”Weerarka Bahirdar iyo dilka saraakiisha difaaca qaranku waa mid lagu qaaday shucuubta itoobiya”.

”Waxaan usheegaynaa cidwalba oo kuhawlan qalalaase iyo afgambi sharcidaro ah in midaasi aysan soconaynin shacabka itoobiya uu sanado halgan ah kadib xaqiijiyay in midaasi aysan dib udhicin”.

SDM

Let’s block ads! (Why?)