Liiska boqolka haween ee Sweden sannadka 2019

Liiska boqolka haween ee Sweden sannadka 2019, ayey afar kaalimood ka galeen hablo ka soo jeeda Somalia.

Waa markii ugu horreeysay ee Hablaha soomaaliyeed ka soo muuqdaan tiro intaa le’eg liiska.

Liiska ayey sidoo kale ku jiraan: Boqoradda dalka, gabadha leh dhaxalka boqortooyada, wasiirro haween ah iyo qaar la mid ah.

xigasho: Radio Sweden

Let’s block ads! (Why?)