Ismaciil Shire ”Dadweynaha Soomaaliyeed Waa inaad doorashada ka soo qeyb gashaan…”

Dhawaan Waxaa wadanka Sweden ka dhacaayo doorashooyinkii lagu dooran lagaa Xisbiga ama xisbiyada wadanka Sweden maamuli lahaa.

ismaaciil Shire oo degen Degmada Börlänge ayaa Soomaalida halkaasi degen ugu baaqay in ay ka soo qeyb galaan doorashooyinka si ay ugu codeeyaan Xisbiga ay is dhihi karaan waxbuu idin qabanaayaa.

Waa muhiim in aad codkaaga dhiibato oo aadna siisaa codkaaga Xisbiga wax u qabanaayo ummadda aan ka soo jeedno ee Soomalida ah oo shaqo la’aanta baahsan ay haysato.

Ismaaciil Shire oo wareysi laga qaaday halkan ka Daawo

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)