Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo dowlada Federaalka Somalia ugu baaqday in Somaliland

Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn oo dowlada Federaalka Somalia ugu baaqday in Somaliland aan wadahadal lala gelin, oo aysan matali karin shacabka degen gobolada Sool Sanaag iyo Cayn.

Halkan Ka Daawo

[embedded content]

#wpdevar_comment_1 span,#wpdevar_comment_1 iframe{width:100% !important;}

Let’s block ads! (Why?)