Gudoomiyaha Gudiga Gob Prof Shirwac oo soo gaarey Gaalkacyo (Sawiro)

Gudoomiyaha Gudiga GOB Ahna Gudoomiyaha Jaamacada Gaalkacyo Universtay Prof Cabdiqaadir Maxamed Shirwac ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magalada Gaalkacyo.

Prof ayaa Garoonka Waxaa ku soo dhaweyay Maamulka ,macalimiinta iyo ardayada jamaacada Gaalkacyo universtay .

Maalinta berito ah ayaa waxaaa ay ku beegan tahay sanad guurad jaamacada gaalkacyo University iyo qalin jabinta ardayada sanadkaan dhameysay jaaamacada .

wafdiga ayaa maalmihii u danbeeyay Safaro ku bixinayay Qaarada Yurub Halkaasi oo kula kulmeen Bulshada Galmudug qeebaheeda kala duwan

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440 

 

Email [email protected] 

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)