Galmudug oo Xukuntay 4 Dhalinyara ah

Maxkamada gobalka mudug ee galmudug ayaa kuxun kuriday afar dhalinyaro ah oo lugu qabtay deegaano katirsan gobalka mudug ee dowlada galmudug gaar ahaana deegaanka dowgaab  ragaani maxkamadu maanta xukuntay ayaa lugu eedeeyay foodo iyo dhibaato loogaystay nin dhaqtar ka ah deegaankaas oo ay dhawac culus soogaarsiiyeen

xeer ilaaliyaha gobalka mudug maxamuud cilmi oo xunka kudhawaaqay ayaa sheegay ragan lugu xukumay min hal sano oo xarig ah iyo labo boqol oo dollar ninkiiba ganaax ubaxsho silooga hortago nin dhalinyaradu ay sahladaan dhibaatadada ay gobalka mudug  kagaysanayaan

sidoo kalana ninkii ay dhibka gaarsiiyeen dhalinyaradaan ay dawadiisa iyo dhibkiisa lawareegeen odayaasha deegaanka uu dhibku kadhacay

xeer ilaaliyaha ayaa kugoodiyay in ay tilaabo adag kaqaadi doonaan dadka falalka nuucaan ah kasameeya deegaanada gobalka mudug ee galmudug

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252167150440

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)