dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya oo Madaxweynaha cusub yeelatay

Madaxweynaha cusub ee dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya, Axmed Cabdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyay laanta af-soomaaliga ee BBC-da ayaa waxaa uu ka warramay qaabka loo doortay iyo waxa laga fili karo.

Doorashada madaxweynaha cusub ayaa timid, kadib markii uu xilka iska wareejiyay madaxweynihii hore ee deegaankaasi, Cabdi Maxamuud Cumar oo maalmahan ba wajahay cadaadis.

Let’s block ads! (Why?)