(DHAGEYSO)Xog.Halkii Laga Soo Abaabulay Qaraxyadii Galkacyo Oo La Helay.(Warbixin)

Iyadoo ay Socdaan Howlgalo ay Sameynayaan Ciidamada Amaanka Ee Kala Duwan Kuna Sugan Gobalka Mudug Gaar Ahaan Magaalada Gaalkacyo kuwaa oo Lagu Xaqiijinayo Amaanka Guud Ee Magaalada.Kadib Qaraxyadii Ka Dhacay Gaalkacyo Ee dadka Badan Ku Dhinteen..Ayaa Taliska Buliiska Galmudug Waxay Soo Bandhigeen Guri Ay Sheegen In uu Ahaa Halkii Lagu Soo Diyaarshay Weerarkii Lagu Qaaday Xaruuntii Sh.Cabdiwali Sh.Cali..

Taliye Kuxigeenka Ciidamadda Buliiska Galmudug G/sare Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb Oo Ka Mid Ahaa Saraakiisha Tagay Goobta ay Sheegen in Laga Soo Abaabulay Qaraxyadii Isniintii Ka Dhacay Gaalkacyo Oo Warbaahinta Halkaa Kula Hadlay ayaa Faah faahin Ka Bxiyay Qaabka ay ugu Suura gashay In Ciidamada Buliisku Helaan Xogtaasi..

Xiliyadii U Denbeeyay Magaalada Gaalkacyo Waxaa Si weyn Uga Socda Howlgalo Iyo Baaritaano ay Si wada Jira u Sameynayaan Ciidamada Kala Duwan Ee Ku Sugan Gaalkacyo. Kadib Qaraxyadii Ka Dhacay. waxaana Jira Dad Loo Soo Qaqabtay La Xariirin Falalka Amaan Daro Ee Ka Dhacay Magaalada.

HOOS KA DHAGEYSO.CODKA TALIYE XABEEB..


SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440

Email [email protected] 

TELL:252617678096

Let’s block ads! (Why?)