*Dhageyso* Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub oo ka hadlay xaalada Soomaalida ku dhibaateysan Liibiya

Safiirka Soomaaliya ee u fadhiya Midowga Yurub iyo Biljamka Danjire Cali Saciid Faqi oo aan ka wareysanay xaalada Soomaalida joogto dalka Liibiya ee dhibaatada aan la soo koobi karin ku haysataan dalkaas.

Safiirka oo aad uga hadlay sida ugu haboon ee wax loogu qaban karo in ay tahay in qofkii doonaayo in halkas laga kaxeeyo ee la geeyo wadankiisii hooyo in arintaas aan dhawaan ku sameyn doono oo aan waxyaabo badan aan ka qaban karno ayuu safiirka sheegay.

Safiirka oo ka hadlaayey waxyaabo kale oo faradan oo ay ka mid yihiin baasaboorka Soomaaliya iyo sida ay wadmada Yurub u bada aqoosan lahaayeen ama ay u tis gelin lahaayeen qofka wada baasaboorka Soomaaliya.

Wareysiga waxaa inoo qaaday wariyaha Somaliweyn ee dalka Sweden Mudane Yoonis Khaliif

Let’s block ads! (Why?)