Dhageyso: Hassan Muse Qoslaaye ”Hirshabeele waa inay la timaadaa Maamul wanaag iyo iney la heshiiso dadka ay dagaalka kula jirto…”

Hassan Muse Cali Finey oo loo yaqaano Qoslaaye ayaan wuxuu aad uga hadlay dhibaatooyinka jira iyo sidii looga bixi karo dhibkaas haysto dowlad Goboleedka Hirshabeele.

Waxaa uu wareysi uu siiyey Idaacda Somaliweyn Radio ee magaalada Gothenburg ee dalka Sweden, waxaa uu aad uga hadlay sida laga gaari karo nabad ka hirgasho gobolkaas ay waajib ka saaran tahay dadka u dhashay gobolkaasi iyo dowlada federaalka in ay ka shaqeeyaan sidii nabad iyo horumar lagu gaari lahaa, dowlada federaalkana waxaa uu ka codsanday in ay faragelinta ka joojiso, caadalna ay kula dhaqanto dowlad goboleedyada oo dhan.

Waxaa uu la hadlay dadka u dhashay gobolkaas ee dagaalada ka wada in lala hadlo oo laga bada heshiisho didii dagaalkaas loo joojin lahaa heshiisna lala galo si horumar iyo barwaaqo loogaaro.

Halkan ka Dhageyso wareysiga oo aad u dheer, waxaana inoo daadinaayo wareysigan Wariye Yoonis Khaliif.


Let’s block ads! (Why?)