Dhageyso: Abdullahi Hantiwdaag ”Maalintii Hanoolaato iyo waxii laga soo maray iyo maanta meesha aan joogno…”

Jannaayo 1948 waxaa Soomaaliya yimid wafdi kasocda Afartii Dawladood oo ku Adkaaday dagaalkii Adduunweynaha ee labaad oo kala Ahaa : Ingiriiska, Mareeykanka, Ruushka iyo Faransiiska. waxaana magaalada Muqdishow ka dhacay dagaalkii Hannoolaato oo lagu Dilay Xaawo Taako.

Taariikhdaag oo faahfaahsan waxaanu ka wareysanay Rugcadaagii weynaa ee Cabdullahi sheekh Hussein Hantiwadaag oo qadka taleefanka ay ku wareysatay Ikraam Cali Kaar …

Ka Dhagayso Halkan…..


Let’s block ads! (Why?)