Dagaal Khasaaro Geestay Oo Ka Dhacay Bariga Gaalkacyo

Iska horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay deegaanka Gacma-Fale ee barriga magaalada Gaalkacyo, waxaana uu dhexmaray maleeshiyaad ka soo kala jeeda Puntand & Galmudug.

Wararku waxay cadeynayaan in ay jiraan dhimashada 3 qof oo ah dhinacyada dagaalamay, waxaana wali jirta dhiilo colaadeed.

Iska horimaadkan hubeysan ayaa u dhaxeeyey dad xoolo dhaqato ah oo ku nool Miyig Magaalada Gaalkcyo sida ay shegeen dadka deegaanka.

Weli dagaalkaas kam hadlin masuuliyiinta mamulada Puntlnd iyo Galmudug

Let’s block ads! (Why?)