(Daawo)Wasaaradda Warfaafinta DFS Oo Shahaado Gudoonsiisay Wariye C.risaaq Maxamed Axmed

Wariye C.risaaq Maxamed Axmed Oo Ka mida Shaqaalaha Warbaahinta Ku Hadasha Faka Dowlada Gaar Ahaan Radiyaha Iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliya Ayaa Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiisku waxay Gudoonsiisay Shahaadada Shaqo Wanaaga Kadib Markii uu Ka Mid Noqday Wariyayaal ay Sanadka Siisay Shahaadada Howlkarnimada Oo Sanad walba ay Bixiso..
C.risaaq Oo Warbaahinta Qaranka Wakiil Uga Ah Gobalka Mudug Ayaa Shahaado Sharaftan ay Wasaaradu Sheegaty In uu ku Mutaystay Isaga dhowr Wariye Oo Kale Howlkarnimo Iyo Kala Xulasho ay Ku Sameeyen Wariyayaasha Ka Tirsan Warbaahinta Qaranka..

SHAHAADADA.


SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440

Let’s block ads! (Why?)