(Daawo)Madaxweyne Xaaf oo Wakiilka QM usheegay Arinta Kajirta Cadaado

Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya,Nicholas Haysom iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu waheliyo Ergeyga Midowga Afrika ,Francisco Madiera ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Haysom iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa xarunta madaxtooyada Galmudug ee ku taalla koonfurta magaalada Gaalkacyo, waxaa ay kulan gaar ah kula qaateen madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle ,madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir iyo mas’uuliyiin kale oo maamul ka tirsan.

[embedded content]

SHABAKADDA WARARKA

WWW.HOBYONET.COM

 NAGALA SOO XIRIIR.

[email protected]        

[email protected]

TELL:25290-7647333/252617150440 

 Email [email protected] 

TELL:25261767809

Let’s block ads! (Why?)