Daawo: Yusuf Dabageed oo u digay Madaxweynihii hore ee Xassan Sheekh

Gadomiyaha gobalka Hiiran Yusuf Dabageed ayaa u sheegay Hassan sheikh Dalka inay dowlada kajirta Nadiima iyo kala dambeyn jiro uguna digay in baledweyne wax shirar Siyasadeed ah ku qabto oo dhaawici kara Dadka Reer Hiiraan Iyo xiriirka madaxda  Dowladda Federaalka.

Gadomiyaha gobalka hiiran Yusuf dabageed ayaa u sheegay Hassan sheikh Dalka inay dowlada kajirta Nadiima iyo kala…

Posted by Jalalaqsi Media on Wednesday, February 6, 2019

Let’s block ads! (Why?)