Daawo: Wasiir Oomaar oo lagu soo eedeeyey musuqmaasuq

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Oomaar ayaa Waxaa lagu soo eedeeyey inuu lunsaday lacag ka badan 500 000 dollar.

Warbixintaad oo laga diyaariyey ayaa lagu sheegay in kacagtaasi uu lunsaday Markii Uu hantidhooraha Qaranka Maxamud Maxamed Cali iyo xafiiskiisa baaritaan ay sameeyeen ayaa lagu soo saaray musuqmaasuq balaaran oo ka jira wasaarada Gaadiidka uu Oomaar hogaamiyo…

Warbixinta oo faahfaahsan halkan ka Daawo…..

[embedded content]

Let’s block ads! (Why?)