Daawo Soomaali u socotay Mogadishu oo loo diiday inay ka dhoofaan Sweden

Turkish Airlainis
Waxaa magaalada Stockholm ka bixi lahaa soomaali lagu qiyaasay 50 meeyo oo Ku sii socdeen Mogadishu ayaa Waxaa loo diiday inay diyaarada raacaan maadaama shirkada Turkish Airland oo ay sheegtay ama lagu wargeliyey inaysan soo qaadi karin Soomaalida aan wadanin baasaboorka Soomaaliya ama aan wadanin warqad casummaad ah oo ka timid hay’adaha dowlada Soomaaliya.

Dadkaas oo aad u careysan ayaa soo buuxiyey goobta tikidka laga fiiriyo dadka markey dhoofaayaan, waxa aysan fahaxsaneen Sababta ay arintaan ay u sameyneyso dowladda Soomaaliya.

waxaad halkan ka daawan kartaa qof meeshaas joogto oo warbixintaan kasoo duuban sida ay wax u dhaceen noo fahfaahinaayo.

Let’s block ads! (Why?)