CUDURKA HIV/AIDS OO DAAWADIISA LA HELAY

                             بسم  الله الرحمن الرحيم

                                                    

CUDURKA HIV/AIDS OO DAAWADIISA LA HELAY

 Magaca Alle ayaan ku bilaabayaa ee naxariista guud iyo naxariista gaarba leh. Fadliga Eebe waxaan  og-nahay in aan cudurka HIV/AID’S Daawo loo waayin balse Aadanuhu uu hareer maray wadadii Daawada Cudurkaas helideeda loo mari-lahaa.

Taasina waxay ku timid Aadanaha oo lumiyay halkii ay ahayd in uu noloshiisa ku saleeyo, had iyo jeerna ay u ahaato marjiciisa (Halka uu ula noqonayo baahiyahiisa AadaaNuhu). Halkaas oo ah Kitaabka Quraanka Kariimka ah iyo Axaadiistii Rasuulkeenii Mohamed  ( C.S.W ).

Waayoo haddii mar ba Alle nagu lee yahay Aayadahan Quraanka ah ee Suuradaha Al-maa’iddo Aayadda 3aad, dhamaadkeeda iyo tan kale Suuratu AL-nisaa Aayadda 59aad.

اليوم اكملت لكم دينكم واتممت عليكم نعمتى ورضيت لكم الاسلام دينا.. الخ ( سورة المائدة أية 3).


يا ايها الذين ءامنو اطيعوا الله واطيعوا الرسول وأولي الأمر منكم فان تنارعتم فى شي ء فردو الي الله ورسوله ان كنتم تؤمنون با لله واليوم الأخر ذالك خير واحسن تأويلا. (سورة النساء أية 59).

Waxaa iska cad mar haddii Alle Aayadda hore nagu leeyahay waxaan idiin taam yeelay Diintiina (dhaqankiina) macnaheeduna yahay sidii aad u dhisi lahaydeen, waxaa kale oo aan idiin dhameystiray korkiinna nicmadeyda. Haddana Alle Aayadda xigta wuxuu nagu leeyahay wixii aad ku doodaan (wixi aad ku fikirtaan ama idin dhiba ee noloshiinna dhaw iyo tan dambe ) u Celiya (ka-doona) Quraanka Kariimka iyo Axaadiistii nabigeena Mohamed ah (C.S.W ).

Markaan dib u milacsano cinwaan-ka maqaal kan ee ah helidda Daawada Cudurka ee HIV/AID’S, waxaan soo xiganaynaa xadiiski rasuulkeena (CSW) uu noogu sheegayo in cudur kastaa uu leeyahay daawo. Waana kan xadiiskii rasuulka (CSW).

عن جابر رضي الله عنه عن رسول الله (صلي الله عليه وسلم ) انّه قال: لكلّ داء دواء فاذا اصيت دواء الدّاء برء باذن الله عزّ وجلّ . رواه مسلم

Xadiiska rasuulka laga wariyay ( CSW) waa midkii Alle ku yiri suuratul Najmi.

وما ينطق عن الهوى , ان هو الاّ وحي يوحي , علّمه شديد القوي ( سورة النجم أية 5,4,3).

Mar hadii Alle aayadahan inoogu cadeeyay in rasuulka (CSW) uu warkiisu sugan yahay, halkaasna waxaa inooga cad in cudur kasta oo caalamka ka jira uu daawo leeyahay.
Marka soo looma baahna in aan dib u jaleecno cudurka dilaaga ah ee HIV/AIDs ee rubuc qarni jirsaday , murugada xanuunka badane ku beeray aadamaha, ayaa inagoo ka faa’iidaysanayna Suuratul-Nisaa ayaadadeeda 59 aad waxay mudan tahay in aan soo qaadano labadan aayadood ee Alle inagu leeyahay :

الذى علمّ بالقلم , علّم الانسان ما لم يعلم ( سورة العلق أية 5,4)

Maadaama Alle yahay kan nagu leh dadoow waxaan idin baray wax qalin la’aan, oo aadanaha waxaan barayaa wuxuunan aqoon wixii uu Alle labadaas aayaadoodo inoogu sheegay waa kuwan wixii ka mid ka ahaa oo Alle nagu leeyahay Suuratul-Israa aayada 82 :

وننزل من القرءان ما هو شفاء ورحمة للمؤمنين ولايزيد الظّالمين الاّ خسارا ( سورة ألاسراء أية 82).

Maxaa yeelay Alle ayaadan suuratu israa wuxuu inoogu sheegay in qur’aan ku daawo yahay una yahay mu’miniinta iyo midkii Alle la xiriiriya in daawadu agtiisa taalo. Sida ay Alle agtiisa u taalna waxaa ka mid ah aayadaha uu noogu cadeeyay aayadahan cudurka aan u rabnay daawada ee HIV/AIDs. Soo ma qaadan karma Suuratul-Naxli aayadaheeda :

وأوحي ربّك الى النّحل ان اتّحذى من الجبال بيوتا ومن الشجر ومما يعرشون , ثم كلى من كل الثمرات فاسلكى سبل ربك ذللا يخرج من بطونها شرابا مختلف الوانه فيه شفاء للناس ان فى ذالك لا يات لقوم يتفكرون ( سورة النحل أية 68, 69).

Wuxuu Alle halkan inoogu cadeeyay in uu shinida Alle ku ilhaamiyay inay guryo ka yeelato buuraha, geedaha iyo dhista, ayna cunto miro kala duwan, qaadana meelo iyo jidad Alle u sahlay, kana soo bixiyo caloosheeda cabid madabkeedu kala duwanyahay daawana dadka ugu sugan tahay taasina waa calaamad ku tusin awooda Alle cidii fakireesa. Waxaad u fiirsataan aayadan Alle inagu leeyahay wuxuu kalmad Alle yiri wax badali kara ma jiraan waana taam yeelay , wuxuuna ku yiri Suuratul-Al-ancaam :-

وتمت كلمت ربك صدقا وعدلا لامبدل لكلماته وهو السميع العليم ( سورة الانعام أية 115).

 Waxay aayadaani xaqiijinaysaa in wixii Alle yiri oo dhani ay wax sugan yihiin wax badali karan aysan jirin. Maadaama ay aayadahaani is kaa milaayaan, waxaan hubnaa in malabka shinidu daawo u yahay dadka, misana la caam yeelay oo aan cudur khaas ah lagu koobin. Maxaa diidaaya anagoo yabooha Alle ka faa’iidaysanayna in aan dhahno cudurka HIV/AIDS waxaa u daawa ah MALAB SHINIYEED. Waxa kaliya oo u baahan in la is waydiiyo waa sidee loogu daawaynayaa malabka shinida cudurka HIV/AIDS?


Waxaa sharaf iyo mahad aan la soo koobi Karin iska leh Allaha falka suuban , amarkiisu fulo, wuxuu Alle inagu leeyahay aayadan suuratul-Naxli oo Alle inagu barayo is bar bardhigida xoolaha iyo shinida waana tan aayadii :

وانّ لكم فى الانعام لعبرة نسقيكم مما في بطونه من بين فرث ودم لبنا خالصا سائقا للشاربين ( سورة النحل أية 66) .

Sida uu Alle aayadan nagu leeyahay xoolaha waxaa idin kugu sugan cibro qaadasho (waana qaadasho) waayo waxaan idinka waraabinaa wax ay ku sugan tahay calooshooda uus iyo dhiig dhaxdooda ah caano saafi ah oo u fudud kuwa cabi miyaan Alle dhihin shinida caloosheeda waxaa idin kugu sugan cabitaano midabo kala duwan oo macaan, intaas ka dib markaan soo qaadano aayada Suuratul-Naxli :

ان فى ذلك لاية لقوم يتفكرون( سورة النحل أية 69).

Markaan aragnay aayadan wuxuu na siinayaa caqliga saliimka ahi in waxa shinidu samayso ay yihiin wax nool oo loogu tala galay in ay nooleeyaan wax aan nooleen. Waxaana taas ku garan kartaa wax kasta oo nool waxay leeyihiin midab ama (color) lagu yaqaano, markuu dhintana waxaas midabkii ama color-kiisana wuu dhintaa oo waa baabaa, waxaana halkas ku garanaysaa in waxa shinida ay soo saarto ay nool yihiin sedax sheey oo kala ah: Midabaka uu leeyahay weelka malabka lagu sameeyo ( laxda shinida ) iyo malabkuba. Malabka ma doorsoomo mana qurmo oo ma uro. Midabkiisa iyo caraftiisuba ma doorsoomaan malabka iyo weelka lagu sameeyaba.

Weel malab ku joogistaasna oo halkiisii lagu sameeyay ee ahaa qaab dhismeedka aanu iska doorin ayaa noo cadaynaysa inuu weel malabku yahay wax nool isla markaana uu yahay midab sidaha qarsoon ee nool. Aadamaha qaba cudurkan aan ka hadlayno ee HIV/AIDS waxxa ka dhintay hida sidaha unugyada cad ama cas ee labada dhiig midkood ee dadka difaaca jirkiisu ku xiranyahay oo ah is-dheeli tirka hab dhiska dhiig wareegu ku shaqeeyo .

Maadaama qaabka dhiiga dadku labadaas nooc yahay , qaab dhismeed weel malab kana isna wuxuu yahay sida badan laba midab oo kala ah malab cade iyo malab cas.
Markaan sidaa garanay waxaa loo baahanyahay sida loogu daween lahaa bukaanka qaba cudurka HIV/AID’S .
 
 QAABKA DHISMEED KA DAAWAYNTA HIV/AIDS KA EE MALAB KA SHINIDA .

Weel malab ama laxda shinida waa halka shinidu ku samayso malabka. Marka halkii xili ee shinidu wax soo saar wuxuu le`eg yahay dhowr weel malab ama lax shini taas oo macnaheedu yahay in ay malabka ku diyaariso shinidu dhowr qalcadood ama wasladood oo godod leh, gododkana malabku ku jiro, gododkaas malabku ku jiro miyaan la dhihi Karin waa meesha Alle nagu yiri Suuratul- AL-mu’minuun :

ثم جعلناه نطفة في قرارمكين ( سورة المؤمنون أية 13) .

Anagoo tusaalo u qaadanayno wax walba oo Alle abuuristiistooda bilaabayo uu u yeelo bar bilow oo xafidan maadaama Alle nagu yiri aayada Suuratul –Zumar:

ولقد ضربنا للّناس فى هذا القرءان من كل مثل لعلّهم يتذكّرون( سورة الزمر أية 27) .

 Maadaama aan saas u aragno wuxuu halkii weel malab leeyahay 814 god malab sida badan oo ku imaanaysa marka la isku dhufto Balaca oo 22 god ah iyo dhererka oo 37 god ah , waxaana la tuurayaa 114 god malab, inta soo hartay oo ah 700 oo god malab ayaa bukaanka qaba cudurka HIV/AIDS la siinayaa sida ku cad shaxda hoose :
700 oo god malab oo loo qaybiyay 30 maalmood loo qeebiyay 3 mar maalintii , wuxuu markiiba qaadanayaa bukaanku 7.66 oo God malab maalintii, lana mid ah 8 god malab oo lagu dhuftay 3 jeer maalintii oo lagu dhuftay 30 maalmood  700GM /30 maalmood /3 mar maalintii = 7.66 oo bukaanku qaadanyo taasoo la mid ah 8 god malab X 3 mar maalintii X 30 maalmood = 720 god malab.

Sida, habka ama qaabka uu u qaadanayo  ama loo siinayo Bukaanku Daawada Cudurka ee ah God Malabka. Tubo ama Saliingaha Cirbadda dadka lagu duro oo leh Af weyn oo nuugi karta milanka ku jira God malabeedka iyadoo iyadoo labo labo God markiiba lagu nuugayo, ka dibna  Afka ayaa loogu shubayaa Bukaanka qaba Cudurka Hiv/Aid’s, iyadoo aanan dib loo isticmaaleyn tii mar lagu nuugay milanka oo Bukaanka lagu siiyay Daawada.

 Qofka bukaanka ah markuu qaato 3 maalmood oo maalintii 3 jeer ah 8 god malab maalintiiba oo dhan 72 god malab ayaa la baari karaa wixii iska bedelay qaab dhismedkiisii dhaawac ee cudurku gaarsiiyay hab dhiskiisii hore ee dhiig wareeg ee qofka Alla horey u siisay, waxaana la baarayaa mar labaad 15 casho, markii uu qaatay tiro dhan 360 god malab iyo tan u danbaysa oo ah 30 maalmood ka dib, taas oo ah xadiga daawo ee uu bukaanku qaadanayo saamigii ama qismigii 700 god malab ee ahaa kii qofku baarida hartay ku qaadan lahaa.

 Inshaa Allaah, sidaa ayuu ku bogsanayaa bukaanka qaba cudurka HIV/AID’S hadii Alle idmo. Waxaana mudan in aan qoraalkeenna ku soo gaba gabayno Aayada 23 ee suuradda Al-Kahfi. War ha dhihina shaygaas ayaan beri samaynayaa ama yeelayaa ama waxaasi sidaas ayeey noqonayaan  in Alle doono mooyee.

ولا تقولن لشيء اني فا عل ذالك غدا. .(سورة النهف 23)

  Fiiro Gaar ah.

Haddii ay kugu adag tahay in aad samaysto daawadan fadlan la xiriir qoraaga maqaalkan.

Abdimalik Mohamud Wardheere

[email protected]